The code has been copied to your clipboard.
Idaacadda Fiidnimo ee Evening Edition waxaad ku maqashaan wararkii ugu danbeeyey ee Soomaaliya iyo Caalamka, barnaamijyo iyo ...
Idaacadda Fiidnimo ee Evening Edition waxaad ku maqashaan wararkii ugu danbeeyey ee Soomaaliya iyo Caalamka, barnaamijyo iyo ...
Idaacadda Subaxnimo ee Saaka iyo Caalamka waxaad ku maqashaa wararkii habeenimadii xalay ka dhacay Soomaaliya iyo waliba ...
Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa si rasmi ah u daah-furtay Xeerka Qaxootiga iyo Magangelyo-doonka, kaasoo loogu talagalay in lagu maareeyo arrimaha qaxootiga iyo barakacayaasha ku sugan gudaha ...
Ugu yaraan lix qof, oo ay ku jiraan laba nabadoon oo caan ka ah Galbeedka Beledweyne, ayaa ku dhintay, shan kalena way ku dhaawacmeen weerar qarax ku billaawday oo rag hubeysan oo ka tirsan kooxda ...
Taliyaha milateriga Uganda ayaa sheegay maanta oo Talaada ah in dalkiisu uu ciidamo gaar ah geeyay magaalada Juba ee caasimadda Koonfurta Suudaan si ay u "xaqiijiyaan" ammaanka iyadoo xiisadda ay u ...
Shacabka ku nool magaalada Mandheera ayaa maalintii saddexaad ka mudaaharaadaya koronto la'anka ka jirta magaalada, taasoo keentay in dadka ay u talaaban magaalada xuduudda saaran ee Beledxaawo si ay ...
Madaxweynaha dowladda kumeelgaarka ah ee Suuriya, Axmed Al-Sharca, ayaa ugu baaqay kooxaha uu ku tilmaamay inay yihiin haraadigii nidaamkii hore in ay isku soo dhiibaan dowladda, hubkana ay dhiibaan ...
Britain ayaa Khamiistii ka qaaday cunaqabatayn ay hore u saartay 24 hay’adood oo Suuriya ah intii uu xukunka hayay hoggaamiyihii hore Bashaar al-Asad. Dowladda Britain ayaa bishii hore sheegtay in ...
Turkiga ayaa maanta, Khamiista, ku adkaystay in kooxda PKK ee Kurdiyiinta iyo dhammaan kooxaha xulafada la ah ay hub ka dhigis degdeg ah ku sameeyaan.
Hoggaamiyayaasha waddamada Jaamacadda Carabta ayaa Talaadadii shalay isla qaatay qorshaha dib u dhiska Gaza ee ay Masar soo jeedisay kaas oo ay ku kacayso qarash gaaraya 53 bilyan oo doolarka ...